Boqashada Dadka



Arabic Alphabets

Machadulquran

QALABKA EDEGA

Adkaar waysada

machadulquran

Hangadka arabiga

Welcome Whatsapp: +252614476430

Bishaaro    Bibshaaro   Bishaaaro

 تعلم القراأن الكريم والتربية الإسلامية في بيتك أينما كنت

Waxaa loogu bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Machadulquran Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota 1- Higaada Carabiga{ا ب ت ث}  2- Akhrinta Qur’aanka 3 – Tajwiidka Qur’aanka. 4- Xiftiga Qur’aanka. 5- Luuqada Carabiga. 6- Salaada  iyo Axkaamteeda 7- Caqiidada & Aasaaska Islamka 8-Al-Tarbiyah Islaamiya. 9-Cilmul Xadiis. 10.Axkaamta(Fiq-hi) Book1 to 12. 11.Duruus Waalidka ah. 12.siiradanagiga
N.B markazku wuxuu kuyaala magaala madaxda somlia moqdishu wuxuuna kahowlgalaya dhamaan caalamka oo dhan sidaa UK , Canada, USA, Sweden, Norway, Finland Australia iwm fadalan macalinka laxadhidh waa online viber ,imo whatsap +252614476430

Qaybata engliska

Machadulquran Online Our aim insha’Allah is to help children and adults of all ages to learn the holy Quran with Tajweed whether they are complete beginners, have some prior knowledge or aleady possess advanced reading skills. Our trained male and female staff provide 1-to-1 tuition at a pace and schedule to suit everyone. With over 3 years of experience, we currently provide tuition services to adults and children living in USA, UK, Canada,

Qeeybaha machadka

  • 1- qeeybta xifdinta qur aanka kariimka yar yar iyo waaweeyn
  • 2- qeeyta sixidda qur aanka kariimka
  • 3- qeeybta ijaazaadka
  • 4- qeeybta kutubta tajwiidka

أقسام المعهد

  1.  قسم تحفيظ القرآن الكريم ( صغارا وكبا را)

  2.  قسم تصحيح التلاوة القر ان الكر يم

  3.  قسم الاجا زات

  4.  قسم المتو ن التجويد

Welcome Machadulquran online
Quran Academy to teach the students of any age, any country and anywhere in the world. We welcome the parents who are woried about Islamic education of their children especially from western countries to come and equip their children with the divine knowledge. Continue Reading →

  • SKYPE RIIX

Hangaadka

Dhageyso Quranka

Al Asma Ul Husna

القاعدة النورانية الدرس

ARABIC

Education